Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in uu gaabis yahay adeegga caafimaad ee degmadaas ,taas oo sababtay in uu xirmo Isbitaalka guud ee degmada.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Mukhtar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Adeegyada caafimaad ee degmada Waajid oo gabaabsi noqday