Waxaa galabta Magaalada Muqdisho ku geeriyoodey Allah u naxariistee xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil, oo horey u soo noqday ra’isul wasaare ku xigeen, iyo wasiirka arrimaha dibadda, muddo dheerna ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya.
Wariyaha VOAda Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan ka soo diray Muqdishu.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Geeridda Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil