Isbitaallada dalka Philipine oo ardayda dhaqaatiirta Soomaaliyeed fursad siiyay

Maryan Isse

Maryan Isse

Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Philipine ka barta cilmiga caafimaadka ayaa fursad u helay inay ka shaqeeyaan Isbitaallada waaweyn ee dalkaas, si ay uga midnoqdaan dhaqaatiirta ka diiwaan gashan dalkaasi.

Warbixin arrinkaas ku saabsan waxaa eegaya wariyaha VOA-da Qaarada Auatralia & Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee dalka Philipine