MUQDISHO —
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta kheyraadka badda ee dhinaca kobaca dhaqaalaha iyo shaqo-abuurka. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo diyaariyay, soona jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Kaalinta kheyraadka badda ee kobaca dhaqaalaha