Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka uu duleedka Galbeed ee magaaladaasi ka dhacay dagaal u dhexeeya laba maleeshiye beeleedyo.
Dagaalka ayaa la sheegay in uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Wariyaha VOA-da uga soo warama gobolka Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan soo diray.