ILEYSKA VOA: Xaaladda weriyayaasha iyo warbaahinta Soomaalida

VOA microphone

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan ayada oo maanta ay tahay maalinta caalamiga ah ee xoriyadda saxaafadda waa sidee xaaladda warbaahinta iyo weriyayaasha Soomaalida. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Xaaladda weriyayaasha iyo warbaahinta Soomaalida