Golaha Deegaanka ee Waajid oo doortay guddoomiye iyo kuxigeen

Golaha Deegaanka ee degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa kulan ay yeesheen shalay waxa ay ku doorteen guddoomiye iyo ku xigeen.

Warbixintan waxaa soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Doorashada Golaha Deegaanka Waajid