MUQDISHO —
Waa sidee xaaladda Magaalada Muqdisho kadib khudbadii xalay uu jeediyey madaxweyne Farmaajo iyo baaqyadii shalay ka soo baxay Ra’iisal wasaaraha iyo saddexda maamul-goboleed ee Galmudug, HirShabeelle iyo Koonfur Galbeed, oo ay ku diideen muddo kororsiga.
Warbixintan waxa arimahaasi ku eegaysa wariyaha VOA ee Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa maanta ka cusub xaaladda Muqdisho?