Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen labada maamul ayey ku yiraahdeen “Waxaan isla qaadanay In ay dalka si deg deg ah uga dhacdo doorasho meeshana laga saaro nuuckasta oo ah muddo kordhin.”
Haddaba Falastiin Axmed Iimana ayaa waraysi la yeelatay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor waxayna weydiisay go’aanka ay soo saareen?
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Qoor Qoor oo ka hadlay go'aanka ay ku diideen muddo kordhinta