Galka Baarista: Sidee Soomaaliya ku gashay xaaladda iminka taagan?

Galka Baarista

Soomaaliya ayaa gashay xaalad siyaasadeed oo cakiran kadib markii Golaha Shacabka uu 12-kii Aprilsameeyey muddo kordhin laba sano ah. Kahor muddo kordhinta, dowladda federaalka ayaa ka baxday wada-hadalladii doorashada, ayada oo eedeyn u jeedisay Puntland iyo Jubaland oo ah inay caqabad ku noqdeen wada-hadallada, taasi oo labada maamul ay iska fogeeyeen.

Haddaba sidee ayey Soomaaliya ku gashay xaaladda iminka taagan. Waa mowduuca Galka Baarista ee toddobaadkan, waxa asoo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Sidee Soomaaliya ku gashay xaaladda iminka taagan?