Wicitaanka Dhageystaha: Prof. Jabriil Aw-Maxamed

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay is-mari waaga siyaasadeed ee Soomaaliya iyo waxa uu ka qaban karo ergeyga cusub ee ururka Midowga Afrika uu sheegay inuu Soomaaliya usoo magacaabayo. Waxaa marti ku ah Prof. Jabriil Aw-Maxamed oo culuumta Afrika ka dhiga Jaamacadda Ohio State. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Prof. Jabriil Aw-Maxamed