Bandowga Kenya iyo Gabdhaha Ganacsatada Eastleigh

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahaya Bandowga cusub ee la saaray Kenya iyo dhaawaca ganacsi ee uu gaarsiiyay gabdhaha Soomaaliyeed ee ku ganacsada magaalada.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden

Your browser doesn’t support HTML5

Bandowga La Saaray Kenya iyo Gabdhaha Ganacsatada Eastleigh