Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sababaha keenay in ay burburaan wada-hadallada la xiriira biyo xireenka Ethiopia iyo khasaaraha ka dhalan kara haddii uu dagaal dhaco. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Sababaha keenay burburka wada-hadalladii biyo-xireenka Nile