Wareysi: Safiirkii hore ee Mareykanka oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya

Stephen M. Schwartz

Stephen M. Schwartz

Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadley xaaladda Soomaaliya ee xilligan, gaar ahaa is-mari waaga arrimaha doorashada

Safiirkii hore oo aan hada u shaqeyn dowladda Mareykanka islamarkaana ah howlgab. Schwartz waa diblomaasi muddo dheer ka soo shaqeeyey Qaarada Africa.

Waraysi ay la yeelatay Falastiin Axmed Iimaan waxaa lasoo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Safiirkii hore ee Mareykanka oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya