Galmudug iyo Puntland oo heshiis kala saxiixay

Wasiirada Amniga Galmudug iyo Puntland

Wasiirada Amniga Galmudug iyo Puntland

Kulan looga hadlaayey arrimaha amaniga ayaa dhexmarey maamullada Puntland iyo Galmudug. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galey masuuliyiinta dhinaca amniga ee labada dhinac, waxaana lagu saxiixay heshiis amni.

Warbixin ku saabsan kulankan waxaa Gaalkacyo inooga soo direy wariyaheena Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Galmudug iyo Puntland oo Amniga iska Kaashanaya