Haweenka iyo Qoyska: Soonka iyo Barakacayaasha Muqdisho

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay duruufaha adag ee ay ku soomayaan qoysaska barakacayaasha ah ee ku jira xeryahay barakacayaasha ee ku yaala gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho.

Dhageyso barnaamijka oo ay diyaarisay Caasho Ibrahim Aden (Caashocuud)

Your browser doesn’t support HTML5

Soonka iyo Barakacayaasha Muqdisho