Lix eedeysane oo loo xiray dilkii laba carruur oo walaalo ahaa

Baydhaba

Maamulka Koofur Galbeed ayaa wada baaritaa la xiriira dilkii laba caruur ah oo dhawaan maydkooda laga helay duleedka magaalada Baydhabo, waxaana Wasiirka Caddaalada maamulkaas oo warfidiyeenada la hadlay uu sheegay in falkaas loo hayo ilaa iyo lix qof.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxxamed Catoosh ayaa warbixinta Baydhaba ka soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Koofur Galbeed oo baareysa dilkii carruurtii Baydhaba