Roobkii xilliga Guga oo ka curtay Jubaland

Deegaanno ka mid ah Jubooyinka iyo Gedo ayaa lagu soo waramayaa inuu ka curtay roobkii guga, goolahaasi oo ay ka mid yihiin deegaannadii dhawaan abaarta xoogan ay ka jirtay.

Qaar ka mid ah masuuliyiinta deegaanada uu roobku ka da’ay oo VOA la hadlay ayaa sheegay wallow aanu roobku wada gaadhin hadana lagu diirsaday.

Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixinta ka soo diray magaalada Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobabkii Guga oo ka curtay Jubaland