Axmed Madoobe oo ka horyimid muddo kordhinta hay'adaha dowladda
Axmed Madoobe
KISMAAYO —
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan saxiixay go’aankii aqalka hoose ee baarlamaanka ee farayay in muddo laba snao ah lagu qabto doorasho qof iyo cd ah, iyo in muddadaas ay xilka sii hayso dowladda.
Saraakiisha dawladdu waxay sidoo kale difaaceen doowrka ciidamada ay ciyaarayaan xilligan ka dib markii ay soo baxeen eedo ka imanay dhinaca mucaaradka oo ahaa in la siyaasadeeyey.