Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo xubnaha beesha caalamka?

Wararka ka imanaya magaalda Muqdishu ayaa sheegaya in maanta uu kulan dhexmaray madaxweynaha dawladda federaaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan beesha caalamka.

Shirkaasi oo ka dhacay Afisyoone waxaa faahfaahintan kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Farmaajo oo la kulmay xubnaha beesha caalamka