Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xassan Saadaq John, ayaa Markale dib ugu laabtay xaafadda shiirkole.
Cakirnaan siyaasadeed iyo mid amni ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, taasi oo salka ku haysa muranka doorashada iyo mudo kordhinta Baarlamanka. Warbixintan waxaa Muqdisho inooga soo direy wariyaheena Cabdulqadir Maxamed Cabdulle
Your browser doesn’t support HTML5
Xiisad la Xiriirta Saadaq Joon oo Muqdisho ka soo Cusboonaatey