Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya kaddib markii baarlamaanku uu muddo kordhin u sameeyay madaxweyne Farmaajo.
Falastine Axmed Imaan ayaa soo diyaarisay, soona jeedinaysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya kadib muddo kororsigii dowladda