Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Muqdisho kadib xiisaddii xalay

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Khamiis ah dagan, kaddib markii xalay qeybo ka tirsan magaalada laga dareemay dhaq-dhaqaaq colaadeed.

Magaalada ayaa waxaa xalay laga cabsi qabay dagaal dhexmara ciidamo taabacsan taliyihii hore ee booliska gobolka Banaadir Saadiq Cumar Maxamed (John) iyo Ciidamada dowladda Federaalka.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Muqdisho kadib xiisaddii xalay