Mareykanka iyo UK oo ka horyimid muddo kororsiga, kuna hanjabay cuna-qabateyn

Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay madaxda Soomaaliya in ay saari doonto cuna-qabateyn iyo in laga xannibi doono dal kugalka Mareykanka, haddii aysan Dowladda Federaalka ka laaban muddo kororsiga uu Aqalka Hoose u sameeyay.

Sidoo kale, Dowladda Britain ayaa ku boorrisay madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleedyada in ay dib ugu soo laabtaan miiska wadahadalka, si ay xal uga gaaraan muranka doorashooyinka dalka.

Jamal Ahmed Osman ayaa soo koobaya warbixin ku saabsan arrinkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka horyimid muddo kororsiga