Sare u kac ku imid qiimaha maciishadda Muqdisho

Iyada oo maanta ay tahay maalintii 1-aad ee bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho laga arkayaa sare u kac ku yimid qiimaha maciiashada.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixinta ku eegaya arrinkaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Sare u kaca maciishadda Muqdisho ee xilliga Soonka