Sharci ma tahay muddo kordhinta uu sameeyey Golaha Shacabka?

Xildhibaanada Soomaaliya

Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codeeyey in muddo aan ka badnayn laba sano ay xilka sii haynayaan hay’adaha dawladda si doorasho toos ah dalka looga qabto.

Qaraarkan ay baarlamaanku ansixiyeen, qodobkiisa 5-aad ayaa guddiga doorashada ee madaxbannaan u celinaya mas’uuliyadda ah inay dalka ka qabtaan doorasho qof iyo cod ah, qarsoodi ah oo madaxbannaan, muddo aan ka badnayn laba sano oo ka bilaabata marka uu madaxweynhu saxiixo sharcigan.

Haddaba sharcinnimada go’aanka uu baarlamaanku qaaday ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac waxa uu ka waraystay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan, Guddoomihii hore ee maxkamadda sare ee Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharci ma tahay muddo kordhinta uu sameeyey Golaha Shacabka?