Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Afisyooni

Muuse Biixi

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii madaxda dawladda iyo mamul goboleedyad Soomaaliya ee ku saabsanaa muranka siyaasadeed ee ka taaga doorashada.

Shirkaasi oo ka socday teendhada Afisyooni ee Muqdisho ayaa hakad galay kadib markii dowladda ay sheegtay inuu fashilmay, halka maamullada qaar ay sheegeen inay weli fadhiyaan gogosha.

Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay shirkii Afisyooni