Warbixin ku saabsan diyaargarowga bisha Ramadan ee Soomaalida Australia

Diyaargarowga Bisha barakaysan ee Ramadan ayaa laga dareemayaa magaalada Melbourne ee dalka Australia, xilli uu wali jiro xanuunka Covid-19 oo sidoo kale sanadkii horena keenay in gobolka la saaro xayiraad la xiriirta xakamaynta xanuunkan.

Warbixintan waxa inoo haya wariyahayaga Ibraahim Cumar Baafo.

Your browser doesn’t support HTML5

Diyaargarowga Ramadanka ee Soomaalida Australia