Askar ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare gaystay ayaa ka dhacay degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdishu. Qaraxa oo lala eegtay gaari ay la socdeen ciidamo boolis ah ayaa waxaa ku dhintay laba askari iyadoo askari kale uu ku dhaawacmay.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay Muqdisho