Soomaaliya Caruur si arxan darro ah loogu dilay Baydhaba April 08, 2021 Baydhaba BAYDHABA — Laba caruur ah oo lagu la’aa magaalada Baydhaba ayaa saaka maydkooda la helay. Caruurtan waxaa dhalay Aways Cabdullaahi oo ka mid ahaa xildhibaannadii hore ee baarlamanka Soomaaliya. Warbixintan waxaa Baydhaba kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Caruur si arxan darro ah loogu dilay Baydhaba