Shirka Afisyoone oo maalin kale dib loo dhigay

Madaxda Soomaalida

Shirkii lagu waday inay maanta mar kale yeeshaan hoggaamiyayaasha dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa mar kale dib loo dhigay, sida ay sheegtay warbaahinta ku hadasha afka dawladda Soomaaliya.

Shirkan oo lagu tilmaamay mid hordhac u ah ayaa qorshuhu yahay in looga hadlo ajandayaasha shirka rasmiga ah ee ku saabsan doorashada waddanka.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Afisyoone oo maalin kale dib loo dhigay