Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dariiqa ay Soomaaliya usoo martay gaarista hanaanka dimoqraadiyadda iyo suurta-galnimada ah inay dib ugu laabato nidaam kali-talis ah. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Suurta-galnimada ah in Soomaaliya ay ku noqoto nidaam kali-talis ah