Cudurka COVID19 oo ku faafay deegaanada Galmudug

Axmed Shire Falagle

Wararka ka imanaya maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in cudurka Covid-19 uu sii faafayo, dad bandanna ay u dhimanayaan. Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in maalintiiba ilaa 30 qof ay cudurka ugu dhimanayaan maamulka.

Weriyahayaga Sahra Cabdi Axmed ayuu ugu warramay khadka telefoonka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wasiirka warfaafinta Galmudug