Rag Dil ka Geystay Gaalkacyo oo la Qabtay

Galkayo Somalia

Maamulka gobolka Mudug ayaa sheegay in ciidamada amaanku ay gacanta kusoo dhigeen rag habeen ka hor magaalada Gaalkacyo ku toogtay sarkaal ka tirsanaa cuidamada dambi baarista Puntland.

Guduumiyaha Gobolka Mudug ee Puntlnad oo xalay warbaahinta Gaalkacyo kula hadlay ayaa sheegay in ragga lagu eedeynayo dilka Cumar Maxamed Samatar ay caddaaladda horkeeni doonaan.

Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo kasoo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xariga Gaalkacyo