HARGEYSA —
Somaliland ayaa sheegtay inay fasaxday guud ahaan goobaha waxbarasho muddo laba bilood ah, iyadoo uu ka billaabmayo fasaxu 13-ka bisha April.
Iskuullada ayaa loo fasaxay sababo la xiriira abaaraha ka jira deegaano ka mid ah Somaliland cudurka COVID-19 oo kusii faafaya deeganada Somaliland, ayada oo dowladdu ay isku dayeyso inay xakameyso.
Warkan waxa hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Iskuullada Somaliland oo waqti hore la fasaxayo