Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddbaadkan ku saabsan yahay go’aanka ay dowladda Kenya ku xireyso xerada qaxootiga ee Dhadhaab, kaasi oo ay kasoo horjeesteen siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaas.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Go'aanka ay Kenya ku xireyso xerooyinka qaxootiga