Wasiir Dubbe oo ka jawaabay go'aan ka soo baxay Kenya
MOGADISHU —
Dawladda Kenya ayaa dhowaan sheegtay in ay dooneyso in la xiro xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, waxayna ku amartay hay’adda Qaramada Midoobay ee UNHCR in ay la timaaddo qorshe lagu xiro xeryaha muddo 14 maalmod ah.