Soomaaliya Muqdisho: Tababar la siiyey arday aragga la' March 24, 2021 MUQDISHO — Tobanaan arday ah oo ka mid ah kuwa aragga naafada ka ah ee wax ka barta iskuullada Muqdisho ayaa ka faa’iideystay tababar ku saabsanaa qaabka ay ardayda aragga la’ ula macaalimi karaan bulshada ay la noolyihiin. Warbixintaan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqadir Maxamed Cabdulle. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso Tababarka Ardayda Indhaha La'