Tallaalka COVID-19 oo la gaarsiiyey Kismaayo

Astra Zeneca COVID-19

Talaalka Cudurka CVOD-19 ayaa la gaarsiiyay magaalada Kismaayo oo waayadii ugu dambeeysay ay sii kordhayeen tirada dadka uusoo ridanayo cudurka.

Tallaalkaas iyo deeq kale oo la xiriirta la dagaalanka abaaraha ka jira Jubaland waxaa warbixintan kasoo diray weriyahayaga Kismaayo Aadan Maxamed Salaad (Adan Kismaayo).

Your browser doesn’t support HTML5

Tallaalka COVID-19 oo la gaarsiiyey Kismaayo