Fallanqeyn: Caynte oo ka hadlay khilaafka doorashada

Abdirahman Aynte

Xilli wali ay madaxda Soomaalidu isku mari la yihiin heshiis laga gaaro arrimaha doorashada Soomaaliya, islamarkaana ay isa soo tarayaan baaqyada ay beesha caalamku kasoo saarayaan arrintaasi ayaa waxaa dhinaca kale jira walaac laga muujinayaa khilaafka taagan.

Haddaba walaaca beesha caalamka iyo siyaasiyiinta Soomaalida qaarkood, iyo sida looga gudbi karo is mari-waaga ayaa Khadar Maxamuud Xareed uu ka waraystay Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Ceynte oo horay u soo noqday wasiirka qorsheynta Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Fallanqeyn: Caynte oo ka hadlay khilaafka doorashada