Cabudwaaq: Xanuun loo Maleynayo COVID-19 oo Dilay 38 Qof

Wararka ka imanaya magaalada Caabud Waaq ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in ay dad ugu dhinteen xanuun loo malaynayo in uu yahay Corona Virus.

Dadka dhintay ee lagu arkay calaamadaha u eg kuwa COVID-19 ayaa mas’uuliyiintu sheegeen in ay gaarayaan ilaa 38 qof, inkastoo sababta dhimashada dadkaas aan wlei baaritana rasmi ah lagu samaynin.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta Cabudwaaq