Muqdisho: Xuska Maalinta Caafimaadka Afka

Maanta oo kale caalamka oo dhan waxaa laga xusaa maalinta caalamiga ah ee Caafimaadka Afka oo markeedii ugu horraysay la bilaabay in dunida laga xuso sannadkii 2013-kii.

Haddaba, warbixin ku saabsan Xuska Maalintaas oo lagu qabtay Muqdishu waxaa warbixintan nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Xuska Maalinta Caafimaaka Afka