Somaliland: COVID-19 oo ku Fidaya Magaalooyinka Waaweyn

Somaliland waxaa dhowaan gaaray tallaalka cudurka COVID-19. Tallaalkan oo loogu talogalay shaqaallaha caafimaadka ee safka hore ayaa gaaraya Ilaa 65 kun oo goojo.

Hase yeeshee, waxaa muuqata in khatarta cudurka COVID-19 ay ku sii kordhayso magalooyinka waa weyn ee Somaliland, sida ay sheegayaan mas’uuliyiintu.

Warbixintan waxa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland: Kororka kiisaska COVID-19