Kismaayo: Kalluun ku soo Caariyay Xeebta Magalaada

Xeebta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa maalmihii u danbeeyay lagu arkayay kalluun ku soo caariyay.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee maamulka Jubbaland oo arrintan ka hadlay ayaa sheegay in kalluunkaasi uusan u dhiman sun lagu daadiyay badda.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Wariyaha VOA ee Magaalada Kismaayo, Adan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Kalluun ku soo caariyay xeebta Kismaayo