Soomaaliya oo looga baroordiiqayo geerida Cali Mahdi

Cali Mahdi

Soomaaliya ayaa waxaa muddo saddex cisho loo baroordiiqayaa geerida madaxwyenihh hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed oo xalay ku geeriyooday dalka Kenya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa amray in muddo saddex cisho ah hoos loo dhigo calanka, waxaana dowladda ay magacowday guddi qaban-qaabiya aaska Cali Mahdi.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya oo looga baroor-diiqayo geerida Cali Mahdi