HARGEYSA —
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbadiisa dastuuriga ahayd u jeediyey labada gole ee guurtida iyo wakiilada ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo Doorashooyinka Somaliland.
Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay doorashooyinka Soomaaliya