Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda COVID-19 ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan tan isbitaalka Martini, oo ah kan kaliya ee Muqdisho ee la geeyo bukaanada qaba xanuunkan. Barnaamijak waxaa marti ku ah agaasimaha Isbitaalka Martiini. Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin. Waxaa wareysanaya Sahra Cabdi Axmed iyo shacabka.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Cabdirisaaq Yuusuf Axmed Jalaaludiin