Bandhigga VOA: Ilaalinta tayada iyo badqabka tallaalka Coronavirus

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay ilaalinta tayada iyo badqabka tallaalka Coronavirus, iyo sida ugu haboon ee lagu gaadhsiin karo waddamada Africa ee ay Soomaaliya ka mid tahay.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Ilaalinta tayada iyo badqabka tallaalka Coronavirus