Galka Baarista: Soomaaliya oo wajaheysa cunno yari baahsan

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay: Soomaaliya oo wajaheysa xaalad cunno yari iyo nafaq darro, oo halis gelineysaa dad gaarayaa malaayin qof oo Soomalai ah. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Soomaaliya oo wajaheysa cunno yari baahsan