Xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya oo kasii dareysa

Ku dhawaad 600 oo qof ayaa laga heley xanuunka Coronavirus labadii cisho ee la soo dhaafey dalka Soomaaliya, ayada oo ay sii kordhayaan kiisaka cudurka.

Sidoo kale waxaa soo badanaya dadka la dhigayo ama u baahanaya Isbitaalka ee xaaladoodu adag tahay.

Hadaba xaaladihii ugu danbeeyey ee xanuunka iyo digniinaha xeeldheerayaasha caafimaadka waxaa warbixintan nooga diyaarisay Falastiin Axmed Iiman.

Your browser doesn’t support HTML5

Xaaladda COVID-19 ee Soomaaliya oo kasii dareysa